The Best Digital Product Website In Somalia
Somali Digital Product
Search
0 Wishlist
1 item $4
Menu
Somali Digital Product
1 item $4
Browse Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
“Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali” has been added to your cart. View cart
Click to enlarge
Home Book NURSING BOOK AF SOMALI PDF
Barashada Af Somaliga Book PDF
Barashada Af Somaliga Book PDF $4
Back to products
Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali
Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali $4

NURSING BOOK AF SOMALI PDF

$5

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  NURSING BOOK AF SOMALI PDF,  buugan waxaad ku barandoonta xirfadaha Nursing-ka kuwaaso  diiradda saaraya daryeelka, taageeridda, iyo caawinta bukaanka, dadka naafada ah, iyo bulshada guud ahaan. Kalkaaliyeyaasha caafimaadku (nurses) waa laf-dhabarka nidaamka daryeelka caafimaadka, iyagoo kaalin weyn ka qaata ilaalinta nolosha iyo daryeelka joogtada ah ee bukaanka.

Buuga oo dhameystiran:
Waa: 138 Pages
Nooca: PDF
Size: 2.16 MB
Qiimaha/Lacagta: $5

Quick Checkout
Compare
Add to wishlist
Categories: Book, Documents, PDF's Tags: Buug kalkaalisada Af Somali, Kalkaaliso caafimaad buug Af Somali, Nursing book Af Somali PDF
Share:
  • Description
  • Shipping & Delivery
Description

Tusmada Buuga
Hordhac
Cutubka1aad: Waa Maxay Kalkaaliye (Nurse)?
Cutubka 2aad: Maareynta Kiisaska Caafimaadka
Cutubka 3aad: Waa Maxay Habka ABCs?
Cutubka 4aad: Sida Looga Hortago Shilalka?
Cutubka 5aad: Waa Maxay Heamorrhage ama diigbax?
Cutubka 6aad: Waa Maxay Shock (ama Shooga)
Cutubka 7aad: Waa Maxay Asphyxia (Neef Qabatin)?
Cutubka 8aad: Dhiig-baxa Sanka (Epistaxis)
Cutubka 9aad: Dhaawacyada jirka (The Wound)
Cutubka 10aad: Jabitaanka Lafaha (Fractures)
Cutubka 11aad: Gubashada Jirka (Burns),
Cutubka 12aad: Poison & Toxins 
Cutubka 13aad: Cudurka Raabiyada (Rabies) 
Cutubka 14aad: Cudurrada Indhaha (Eye’s Diseases) 
Cutubka 15aad: Cadaadiska Dhiigga iyo Habka Loo Cabiro
Cutubka 16aad: Injection Sites (Meelaha Jirka Laga Duro)
Cutubka 17aad catheter (Kateetarka) 
Cutubka 18aad Drug Calculation 
Cutubka 19aad: Anatomy and Physiology 
Cutubka20aad: Nidaamka Murqaha 
Cutubka21aad: Circulatory System 
Cutubka 22aad: Nidaamka Dheef-shiidka
Cutubka23aad: Respiratory System
Cutubka 24aad: Urinary System 
Cutubka 25aad: Integumentary System 
Cutubka 26aad: Hordhaca Tallalka, Noocyada Tallalka

Shipping & Delivery

Related products

Compare

Somali to Arabic Dictionary Book pdf

Book, PDF's
$2
HORDHACA BUUGA Somali to Arabic Dictionary Book pdf waa qaamuus isku turjumaya Af-Soomaali iyo Af-Carabi.Somali to Arabic Dictionary Book waxa
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Sold out
Compare

Electrical Installation Book AF SOMALI

Book, PDF's
Rated 2.18 out of 5
$5
Add to wishlist
Read more Quick Checkout
Quick view
Barashada Af Somaliga Book PDF
Compare

Barashada Af Somaliga Book PDF

Book, Documents, PDF's
Rated 3.00 out of 5
$4

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa Barashada Af Somaliga Book PDF kaaaso aad  Kubaran doonto  asaaska Af Somaliga  Si fudud adigo gurigaaga jooga waxadne kasoo dalban kartaa  halkan somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran: Waa: 48 Pages Nooca: Read only PDF Size: 2.37 MB Qiimaha/Lacagta: $4

  
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

Respiratory Disease Book Af Somali

Book, Documents, PDF's
$5

Hordhaca  Buuggan

Respiratory Disease Book Af Somali waa buug si faahfaahsan uga hadlaya cudurrada neef-mareenka (sanbabada iyo marinnada hawada). Waxaad ka baran doontaa noocyada cudurrada, sababaha keenaya, calaamadaha lagu garto, hababka lagu ogaado, iyo daaweynta ugu habboon. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo, taas oo ka dhigaysa mid waxtar u leh ardayda caafimaadka, xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo doonaya in uu fahmo xanuunnada neef-mareenka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali

Book, Documents, PDF's
Rated 2.41 out of 5
$4

HORDHACA BUUGA

Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali waa buug waxbarasho oo si faahfaahsan uga hadlayo cudurrada faafa. Waxaa lagu sharaxayaa noocyada cudurrada, sababaha keena, astaamaha, faafitaanka iyo hababka looga hortago. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali si fudud loo fahmi karo, taasoo ka dhigaysa mid faa’iido u leh ardayda caafimaadka, macallimiinta, iyo qof kasta oo xiisaynaya fahamka cudurrada faafa iyo daryeelka caafimaadka bulshada.

Waa: 45 Pages Nooca: PDF Size: 756 KB Qiimaha/Lacagta: $4

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

A Beginner’s Guide For Digital Marketing Book

Book, Documents, PDF's
$7

INTRODUCTION TO THE BOOK A Beginner’s Guide For Digital Marketing Book  is a book that contains nine chapters such as Introduction to Digital Marketing, Digital Marketing Strategy, Search Engine Optimization (SEO), Social Media Marketing, Email Marketing and Affiliate Marketing. You will also learn all marketing efforts  such as search engines, social media, email, websites, and mobile apps to connect with current and prospective customers.

Complete book:

It is: 71 Pages Type: PDF Size: 1.03 MB Price/Money: $7

 
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

BARASHADA WINDOWS 7 SHORTCUTS BOOK PDF AF SOMALI

Book, Documents, PDF's
$3

HORDHACA BUUGA

Barashada Windows 7 Shortcuts Book Pdf Af Somali waxaad ku  baran doontaa dhammaan windows 7 shocuts-ka iyo sida ey u shaqeeyaan iyo macluumaad ku sabaasan shortcust-ka iyo nuucyadooda.

buuga oo dhameystiran: Waa: 39 Pages Nooca: PDF Size: 1.76 MB Qiimaha/Lacagta: $3

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

Anatomy and Physiology book Af Somali

Book, Documents, PDF's
Rated 2.00 out of 5
$5
 

HORDHACA BUUGA

Buuggan waa hagaha ugu fiican ee lagu fahmo Qaab-dhismeedka iyo Shaqada Jirka Bini’aadamka iyadoo la adeegsanayo luuqadda Af-Soomaaliga. Waxaa lagu tarjumay si cilmiyeysan, iyadoo la dhowrayo erayada saxda ah ee caafimaadka, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon ardayda iyo xirfadlayaasha doonaya inay bartaan caafimaadka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 32 Pages Nooca: PDF Size: 496 KB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view

About Us

We sell digital products in the form of intangible assets or pieces of media that can be sold and distributed repeatedly online without the need to replenish inventory.

Pages

  • Terms & Conditions
  • About Us
  • Privacy & Policy
  • Our Blog
  • Contact

Newsletter

Contact With Us

Facebook Linkedin Pinterest Instagram Tiktok
Copyright By © | Somali Digital Product
  • Menu
  • Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
Shopping cart
Close
Start typing to see products you are looking for.
Shop
0 Wishlist
1 item Cart
My account

WhatsApp us