The Best Digital Product Website In Somalia
Somali Digital Product
Search
0 Wishlist
0 items $0
Menu
Somali Digital Product
0 items $0
Browse Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
-50%
Barashada Af Somaliga Book PDF
Click to enlarge
Home Book Barashada Af Somaliga Book PDF
Pharmacology Book PDF Af Somali
Pharmacology Book PDF Af Somali $4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.
Back to products
NURSING BOOK AF SOMALI PDF
NURSING BOOK AF SOMALI PDF $4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.

Barashada Af Somaliga Book PDF

$3 Original price was: $3.$2Current price is: $2.

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa Barashada Af Somaliga Book PDF kaaaso aad  Kubaran doonto  asaaska Af Somaliga  Si fudud adigo gurigaaga jooga waxadne kasoo dalban kartaa  halkan somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran:
Waa: 48 Pages
Nooca: Read only PDF
Size: 2.37 MB
Qiimaha/Lacagta: $3

 

 

Quick Checkout
Compare
Add to wishlist
Categories: Book, Documents, PDF's Tags: Barashada Af Soomaaliga, Barashada Af-Soomaaliga book, Barashada naxwaha Af Soomaaliga, Buuga afka soomaaliga, Somali language learning book
Share:
  • Description
  • Shipping & Delivery
Description

Tusmada Buuga

  • Cutubka 1aad: Alifbeetada Af-Soomaaliga
  • Cutubka 2aad: Akhrinta Alifbeetada Af-Soomaaliga
  • Cutubka 3aad: Isku Xirka Shibbanayaasha Iyo Shaqallada Af-Somaliga
  • Cutubka 4aad: Xarfaha Af-Soomaaliga Iyo Tusaalooyinkooda
  • Cutubka 5aad: Dhismaha Ereyada Af-Soomaaliga
  • Cutubka 6aad: Tirooyinka, Xilliyada Iyo Waqtiga
  • Cutubka 7aad: Dhismaha Weeraha ama Jumladaha Af-Soomaaliga
  • Cutubka 8aad: Naxwaha Af-Soomaaliga
  • Cutubka 9aad: Wada Sheekeysi Af-Soomaali ah
  • Cutubka 10aad: Sheeko Gaaban
Shipping & Delivery

Related products

-50%
Somali to Arabic Dictionary Book pdf
Compare

Somali to Arabic Dictionary Book pdf

Book, PDF's
$2 Original price was: $2.$1Current price is: $1.
HORDHACA BUUGA Somali to Arabic Dictionary Book pdf waa qaamuus isku turjumaya Af-Soomaali iyo Af-Carabi.Somali to Arabic Dictionary Book waxa
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Compare

Respiratory Disease Book Af Somali

Book, Documents, PDF's
$4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.

Hordhaca  Buuggan

Respiratory Disease Book Af Somali waa buug si faahfaahsan uga hadlaya cudurrada neef-mareenka (sanbabada iyo marinnada hawada). Waxaad ka baran doontaa noocyada cudurrada, sababaha keenaya, calaamadaha lagu garto, hababka lagu ogaado, iyo daaweynta ugu habboon. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo, taas oo ka dhigaysa mid waxtar u leh ardayda caafimaadka, xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo doonaya in uu fahmo xanuunnada neef-mareenka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $2

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Compare

Communicable Disease Book PDF

Book, Documents, PDF's
Rated 2.41 out of 5
$4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.

HORDHACA BUUGA

Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali waa buug waxbarasho oo si faahfaahsan uga hadlayo cudurrada faafa. Waxaa lagu sharaxayaa noocyada cudurrada, sababaha keena, astaamaha, faafitaanka iyo hababka looga hortago. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali si fudud loo fahmi karo, taasoo ka dhigaysa mid faa’iido u leh ardayda caafimaadka, macallimiinta, iyo qof kasta oo xiisaynaya fahamka cudurrada faafa iyo daryeelka caafimaadka bulshada.

Waa: 45 Pages Nooca: PDF Size: 756 KB Qiimaha/Lacagta: $4

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-40%
Compare

Barashada Microsoft Excel 2013

Book, Documents, PDF's
$5 Original price was: $5.$3Current price is: $3.

HORDHACA BUUGA

Buugga Barashada Microsoft Excel 2013 waa hage waxbarasho oo loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan isticmaalka Excel, laga bilaabo aasaaska ilaa hawlaha muhiimka ah ee barnaamijka excel. Waxaa loogu talagalay ardayda, macallimiinta, shaqaalaha xafiisyada, ganacsatada iyo qof kasta oo doonaya inuu kor u qaado xirfaddiisa kombiyuutarka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 132 Pages Nooca: Read only PDF Size: 20.6 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Compare

Barashada Ms-Word 2013

Book, Documents, PDF's
$5 Original price was: $5.$3Current price is: $3.

HORDHACA BUUGA

Buugan waxaa loogu talagalay inuu ku fahamsiiyo muhiimadda barashada Word 2013 iyo sababta uu uyahay mid ka mid ah aaladaha ugu caansan ee xafiisyada iyo waxbarashada. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali, taas oo fududeynaysa in si sahlan ufahmo casharrada ku jira.

buuga oo dhameystiran: Waa: 134 Pages Nooca: Read only PDF Size: 15.2 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Compare

Windows 10 book pdf af somali

Book, Documents, PDF's
$4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  BarashadaWindows 10 book pdf,  buugan waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan Windows 10  iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba  ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran:

Waa: 41 Pages

Nooca: PDF 

Size: 529 MB

Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-67%
The Ultimate English 12 Tenses Book Pdf
Compare

The Ultimate English 12 Tenses Book

Book, PDF's
$3 Original price was: $3.$1Current price is: $1.

This book is a simple and complete guide to mastering all twelve English tenses with confidence. It uses clear explanations, practical examples, and easy step-by-step lessons for beginners and intermediate learners. With exercises and real-life sentences, it helps you improve your grammar and communication skills quickly and effectively.

Complete Book Details:

  • Pages: 62

  • Format: PDF

  • File Size: 672 kB

  • Price: $3

 
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Barashada Asaaska Computerka Book PDF
Compare

Barashada Asaaska Computerka

Book, Documents, PDF's
$4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  Barashada Asaaska Computerka Book PDF  waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan asaaska kompuuterka iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba  ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran: Waa: 43 Pages Nooca: PDF Size: 204 MB Qiimaha/Lacagta: $4

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view

About Us

We sell digital products in the form of intangible assets or pieces of media that can be sold and distributed repeatedly online without the need to replenish inventory.

Pages

  • Terms & Conditions
  • About Us
  • Privacy & Policy
  • Our Blog
  • Contact

Newsletter

Contact With Us

Facebook Linkedin Pinterest Instagram Tiktok
Copyright By © | Somali Digital Product
  • Menu
  • Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
Shopping cart
Close
Start typing to see products you are looking for.
Shop
0 Wishlist
0 items Cart
My account

WhatsApp us