Anatomy and Physiology book Af Somali
$5
HORDHACA BUUGA
Buuggan waa hagaha ugu fiican ee lagu fahmo Qaab-dhismeedka iyo Shaqada Jirka Bini’aadamka iyadoo la adeegsanayo luuqadda Af-Soomaaliga. Waxaa lagu tarjumay si cilmiyeysan, iyadoo la dhowrayo erayada saxda ah ee caafimaadka, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon ardayda iyo xirfadlayaasha doonaya inay bartaan caafimaadka.
buuga oo dhameystiran:
Waa: 32 Pages
Nooca: PDF
Size: 496 KB
Qiimaha/Lacagta: $5
Related products
Barashada Af Somaliga Book PDF
Rated 3.00 out of 5
$4Somali to Arabic Dictionary Book pdf
$3
MS Word commands and shortcuts
$2
introduction
MS Word commands and shortcuts covers essential MS Word commands and shortcuts to help you work faster and smarter. Learn basic and advanced functions for easy document editing.
MS Word commands and shortcuts provides a complete list of essential commands and shortcuts to improve your productivity.
page: 14 Pages type: PDF Size: 541 KB price/Lacagta: $2
Respiratory Disease Book Af Somali
$5
Hordhaca Buuggan
Respiratory Disease Book Af Somali waa buug si faahfaahsan uga hadlaya cudurrada neef-mareenka (sanbabada iyo marinnada hawada). Waxaad ka baran doontaa noocyada cudurrada, sababaha keenaya, calaamadaha lagu garto, hababka lagu ogaado, iyo daaweynta ugu habboon. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo, taas oo ka dhigaysa mid waxtar u leh ardayda caafimaadka, xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo doonaya in uu fahmo xanuunnada neef-mareenka.
buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5
First Aid Book PDF AF-SOMALI
$5
Pharmacology Book PDF Af Somali
$5
HORDHACA BUUGA
Pharmacology Book PDF Af Somali waa buug muhiim ah oo lagu sharaxayo barashada dawada, noocyada kala duwan ee daawooyinka iyo sida ay u shaqeeyaan, buugaan waxuu si gaar ah ugu qoran yahay Af-Soomaali si ardayda, kalkaaliyayaasha iyo dadka xiiseynaya aqoonta dawooyinka ay si fudud uga faa’iideystaan.
Buuggan oo dhameystiran: Waa: 104Pages Nooca: PDF Size: 1.40 MB Lacagta: $5
Barashada Asaaska java Programming Book PDF
$4
Usage of ChatGPT book pdf
$7
