The Best Digital Product Website In Somalia
Somali Digital Product
Search
0 Wishlist
0 items $0
Menu
Somali Digital Product
0 items $0
Browse Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
-50%
Barashada Asaaska Computerka Book PDF
Click to enlarge
Home Book Barashada Asaaska Computerka
English to Somali Words Book PDF
English to Somali Words Book PDF $3 Original price was: $3.$2Current price is: $2.
Back to products
Windows 10 book pdf af somali
Windows 10 book pdf af somali $4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.

Barashada Asaaska Computerka

$4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  Barashada Asaaska Computerka Book PDF  waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan asaaska kompuuterka iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba  ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran:
Waa: 43 Pages
Nooca: PDF
Size: 204 MB
Qiimaha/Lacagta: $4

Quick Checkout
Compare
Add to wishlist
Categories: Book, Documents, PDF's Tags: Barashada Asaaska Computerka Book PDF, barashada asaaska compuuterka, barashada cilmiga computerka, barashada computerka, ku barao compuuterka afkaaga hooyo
Share:
  • Description
  • Shipping & Delivery
Description

Contents of  the Book 

1.Hordhac

2.Waa Maxay Computer?

3.Waa Maxay Hardware?

4.Qaybaha ugu muhiimsan ee hardware-ka? 

5.Waa Maxay Software?

6.Nuucyada software-ka

7.Nuucyada Computerka

8.Waa Maxay Hardware Components?

9.Noocyada Motherboard ka:

10.Faa’iidooyinka SSD-yada waxaa ka mid ah:

11.Nuucyafda Power Supply Unit (PSU):  PSU

12.Noocyada Kaydinta xogta

13.Qaabka iyo Cabbirka Diskettes

14.Astaamaha iyo Isticmaalka Floppy Disks

15.Dhibaatooyinka iyo Beddelidda Floppy Disks

16.Xaddidaadaha CD-ROM-yada:

17.Noocyada DVD Drives:

18.Isticmaalka DVD Drives:

19.Faa’iidooyinka iyo Qasaarooyinka DVD Drives:

20.Noocyada Memory ee Kombuyuutarka:

21.Faa’iidooyinka Memory-ga Kombuyuutarka:

22.Qeybaha Software Componentska computerka

23.Waa Maxay Applications software?

24.Waa Maxay Input Devices?

25.Noocyada Input Devices

26.Waa Maxay Output Devices?

27.Noocyada Output Devices

28.Noocyada Projectors:

29.Waa maxay fayrasyada kumbiyuutarka sideese uga fogaadaa?

30.waaa maxay Software Copyright?

31Saamaynta Caafimaadka Ee Isticmaalka Kombiyuutarka Muddo

32.Dhamaad

 

Shipping & Delivery

Related products

-67%
Compare

BARASHADA WINDOWS 7 SHORTCUTS

Book, Documents, PDF's
$3 Original price was: $3.$1Current price is: $1.

HORDHACA BUUGA

Barashada Windows 7 Shortcuts Book Pdf Af Somali waxaad ku  baran doontaa dhammaan windows 7 shocuts-ka iyo sida ey u shaqeeyaan iyo macluumaad ku sabaasan shortcust-ka iyo nuucyadooda.

buuga oo dhameystiran: Waa: 39 Pages Nooca: PDF Size: 1.76 MB Qiimaha/Lacagta: $3

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Compare

Barashada Ms-Word 2013

Book, Documents, PDF's
$5 Original price was: $5.$3Current price is: $3.

HORDHACA BUUGA

Buugan waxaa loogu talagalay inuu ku fahamsiiyo muhiimadda barashada Word 2013 iyo sababta uu uyahay mid ka mid ah aaladaha ugu caansan ee xafiisyada iyo waxbarashada. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali, taas oo fududeynaysa in si sahlan ufahmo casharrada ku jira.

buuga oo dhameystiran: Waa: 134 Pages Nooca: Read only PDF Size: 15.2 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-40%
Compare

Barashada Microsoft Excel 2013

Book, Documents, PDF's
$5 Original price was: $5.$3Current price is: $3.

HORDHACA BUUGA

Buugga Barashada Microsoft Excel 2013 waa hage waxbarasho oo loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan isticmaalka Excel, laga bilaabo aasaaska ilaa hawlaha muhiimka ah ee barnaamijka excel. Waxaa loogu talagalay ardayda, macallimiinta, shaqaalaha xafiisyada, ganacsatada iyo qof kasta oo doonaya inuu kor u qaado xirfaddiisa kombiyuutarka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 132 Pages Nooca: Read only PDF Size: 20.6 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Compare

MS Word commands and shortcuts

Documents, PDF's
$2 Original price was: $2.$1Current price is: $1.

introduction

MS Word commands and shortcuts covers essential MS Word commands and shortcuts to help you work faster and smarter. Learn basic and advanced functions for easy document editing.

MS Word commands and shortcuts provides a complete list of essential commands and shortcuts to improve your productivity.

page: 14 Pages type: PDF Size: 541 KB price/Lacagta: $2

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Barashada Af Somaliga Book PDF
Compare

Barashada Af Somaliga Book PDF

Book, Documents, PDF's
Rated 3.00 out of 5
$3 Original price was: $3.$2Current price is: $2.

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa Barashada Af Somaliga Book PDF kaaaso aad  Kubaran doonto  asaaska Af Somaliga  Si fudud adigo gurigaaga jooga waxadne kasoo dalban kartaa  halkan somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran: Waa: 48 Pages Nooca: Read only PDF Size: 2.37 MB Qiimaha/Lacagta: $3

   
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Compare

Respiratory Disease Book Af Somali

Book, Documents, PDF's
$4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.

Hordhaca  Buuggan

Respiratory Disease Book Af Somali waa buug si faahfaahsan uga hadlaya cudurrada neef-mareenka (sanbabada iyo marinnada hawada). Waxaad ka baran doontaa noocyada cudurrada, sababaha keenaya, calaamadaha lagu garto, hababka lagu ogaado, iyo daaweynta ugu habboon. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo, taas oo ka dhigaysa mid waxtar u leh ardayda caafimaadka, xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo doonaya in uu fahmo xanuunnada neef-mareenka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $2

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Somali to Arabic Dictionary Book pdf
Compare

Somali to Arabic Dictionary Book pdf

Book, PDF's
$2 Original price was: $2.$1Current price is: $1.
HORDHACA BUUGA Somali to Arabic Dictionary Book pdf waa qaamuus isku turjumaya Af-Soomaali iyo Af-Carabi.Somali to Arabic Dictionary Book waxa
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
-50%
Compare

Pharmacology Book PDF Af Somali

Book, Documents, PDF's
$4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.

HORDHACA BUUGA

Pharmacology Book PDF Af Somali waa buug muhiim ah oo lagu sharaxayo barashada dawada, noocyada kala duwan ee daawooyinka iyo sida ay u shaqeeyaan, buugaan waxuu si gaar ah ugu qoran yahay Af-Soomaali si ardayda, kalkaaliyayaasha iyo dadka xiiseynaya aqoonta dawooyinka ay si fudud uga faa’iideystaan.

Buuggan oo dhameystiran: Waa: 104Pages Nooca: PDF Size: 1.40 MB Lacagta: $4

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view

About Us

We sell digital products in the form of intangible assets or pieces of media that can be sold and distributed repeatedly online without the need to replenish inventory.

Pages

  • Terms & Conditions
  • About Us
  • Privacy & Policy
  • Our Blog
  • Contact

Newsletter

Contact With Us

Facebook Linkedin Pinterest Instagram Tiktok
Copyright By © | Somali Digital Product
  • Menu
  • Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
Shopping cart
Close
Start typing to see products you are looking for.
Shop
0 Wishlist
0 items Cart
My account

WhatsApp us