Communicable Disease
Communicable diseases waa barashada cudurada Faafo
Disease
Waa maxay cudur ?
Cudur waa wax kasto oo kabaxsan caafimaadka caadiga ah.
{ Diseases is any departure from normal health }
Parts of Diseases
- Communicable diseases
- Non communicable diseases
Communicable disease waxaa loo qeybiyaa 2 qeybood oo kala ah
- Acquired oo ah mid lagu nolosha lagu qaado
- Congenital oo ah mid lagu dhasho
Reviews
There are no reviews yet.