“Pharmacology Book Af Somali Barashada Dawada” has been added to your cart. View cart
Related products
Barashada Asaaska computerka book pdf
$4
HORDHACA BUUGA
Buugaan magaciisu waa Barashada Asaaska computerka book pdf, buugan waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan asaaska kompuuterka iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba ka daalaco somalidigitalproduct.com
Buuga oo dhameystiran: Waa: 43 Pages Nooca: PDF Size: 204 MB Qiimaha/Lacagta: $4
Respiratory Diseases Book Af Somali PDF
$5
Hordhaca Buuggan
Buuggan respiratory diseases book waa hagitaan dhammaystiran oo daboolaya wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato cudurada kudhaca habdhiska neef-mareenka(Respiratory Diseases) laga bilaabo infekshannada caadiga ah sida neef-qabatinka (asthma) ilaa xaaladaha culus ee vusudarada ku dhaca habdhiska neef-marenka iyo talooyin ku saabsan ka hortagga cuduradadan.buugaan wuxuu ku habboonyahay ardayda, shaqaalaha caafimaadka, iyo cid kasta oo xiisaynaysa fahamka cudurrada kudhaca habdhiska neef-mareenka ,buugan wuxuu ku qoranyahay af-soomaali fudud oo la akhrin karo,haddii aad rabtid in aad barato cilmiga caafimaadka ama aad doonayso inaad ilaaliso caafimaadka qoyskaaga, buuggan wuxuu kuu noqon doonaa il muhiim ah oo aad ku tiirsanaan karto.
buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5
BIOLOGY BOOK FORM TWO PDF
Rated 1.85 out of 5
$3
BOOK INTRODUCTION This comprehensive Form Two Biology book is designed to build upon the foundational knowledge gained in Form One. It covers key biological concepts aligned with the national curriculum and is ideal for students, teachers, and tutors.
Complete Book Details:
Pages: 60
Format: PDF
Size: 5.98 MB
Price: $3
Nutrition BOOK PDF AF SOMALI
$4
All Windows 7 Shortcuts Book pdfÂ
$3
Barashada Asaaska java programing Book PDF
$3
Anatomy and Physiology book Af Somali
Rated 2.00 out of 5
$5
HORDHACA BUUGA
Anatomy waa barashda qaab dhiska aadanaha dhiska aadanaha waxaa uu ka kooban yahay 9 dhis oo kala ah:Reproductive system, Muscular system, Respiratory system, Digestive system, Urinary system, Glands system, Central Nervous system skeletal system, and circulatory system.
buuga oo dhameystiran: Waa: 32 Pages Nooca: PDF Size: 496 KB Qiimaha/Lacagta: $5
Letter of Motivation
$1
Reviews
There are no reviews yet.