Maadada nafaqada waxay quseysaa sida ay dadku ugu nool yihiin xaalad wanaagsan iyagoo isticmaalaya cunto. Waxaa soo hoos gelaya siday dadku cuntada ku helaan, sida ay u habeeyaan, u dhawraan, u diyaariyaan u wadaagaan, uu u cunaan, iyo waxa ka dhaca jirka gudihiisa–sida loo dheefshiido, loo nuugo, isla markaana u isticmaalo jirka si ay taasi gacan uga geysato caafimaad wanaagsan.
“Book Word 2006 Af Somali PDF” has been added to your cart. View cart
Nutrition BOOK PDF AF SOMALI
$4
HORDHACA BUUGA
Buugaan magaciisu waa Nutrition BOOK PDF AF-SOMALI , buugan waxaad ku barandoonta Nutrition ama nafaqada , ka daalaco somalidigitalproduct.com
Buuga oo dhameystiran:
Waa: 49 Pages
Nooca: PDF
Size: 2.12 MB
Qiimaha/Lacagta: $4
Description
Reviews (0)
Be the first to review “Nutrition BOOK PDF AF SOMALI” Cancel reply
Shipping & Delivery
Related products
Pharmacology Book Af Somali Barashada Dawada
$5
Electrical Installation Book AF SOMALI
Rated 2.30 out of 5
$4
SOM-FOOD ONLINE ORDERING SYSTEM BOOK
$5
HORDHACA BUUGA
Som-food online ordering system was primarily created for usage in the food delivery sector. With the help of this technology, hotels and restaurants will be able to grow their online food ordering business.
buuga oo dhameystiran: Waa: 87 Pages Nooca: PDF Size: 3.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5
Barashada Asaaska computerka book pdf
$4
HORDHACA BUUGA
Buugaan magaciisu waa Barashada Asaaska computerka book pdf, buugan waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan asaaska kompuuterka iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba ka daalaco somalidigitalproduct.com
Buuga oo dhameystiran: Waa: 43 Pages Nooca: PDF Size: 204 MB Qiimaha/Lacagta: $4
Barashada Af Somaliga Book PDF
Rated 3.60 out of 5
$3
Respiratory Diseases Book Af Somali PDF
$5
Hordhaca Buuggan
Buuggan respiratory diseases book waa hagitaan dhammaystiran oo daboolaya wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato cudurada kudhaca habdhiska neef-mareenka(Respiratory Diseases) laga bilaabo infekshannada caadiga ah sida neef-qabatinka (asthma) ilaa xaaladaha culus ee vusudarada ku dhaca habdhiska neef-marenka iyo talooyin ku saabsan ka hortagga cuduradadan.buugaan wuxuu ku habboonyahay ardayda, shaqaalaha caafimaadka, iyo cid kasta oo xiisaynaysa fahamka cudurrada kudhaca habdhiska neef-mareenka ,buugan wuxuu ku qoranyahay af-soomaali fudud oo la akhrin karo,haddii aad rabtid in aad barato cilmiga caafimaadka ama aad doonayso inaad ilaaliso caafimaadka qoyskaaga, buuggan wuxuu kuu noqon doonaa il muhiim ah oo aad ku tiirsanaan karto.
buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5
First Aid Book AF-SOMALI
$5
BIOLOGY BOOK FORM TWO PDF
Rated 1.85 out of 5
$3
Reviews
There are no reviews yet.