Barashada Ms-Word 2013 Book PDF AF Somali waa buug muhiim ah oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu si fudud ubarto isticmaalka Microsoft Word 2013. Buuggan waxa uu ku qoran yahay af-Soomaali la fahmi karo, wuxuuna kaa caawinayaa inaad barato:
Abuurista iyo tafatirka qoraallada (documents)
Habaynta iyo qurxinta qoraalka (formatting)
Sameynta tables & charts
Gelinta sawirro iyo walxo kale (pictures & objects)