Hordhaca Buuggan
Buuggan respiratory diseases book waa hagitaan dhammaystiran oo daboolaya wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato cudurada kudhaca habdhiska neef-mareenka(Respiratory Diseases) laga bilaabo infekshannada caadiga ah sida neef-qabatinka (asthma) ilaa xaaladaha culus ee vusudarada ku dhaca habdhiska neef-marenka iyo talooyin ku saabsan ka hortagga cuduradadan.buugaan wuxuu ku habboonyahay ardayda, shaqaalaha caafimaadka, iyo cid kasta oo xiisaynaysa fahamka cudurrada kudhaca habdhiska neef-mareenka ,buugan wuxuu ku qoranyahay af-soomaali fudud oo la akhrin karo,haddii aad rabtid in aad barato cilmiga caafimaadka ama aad doonayso inaad ilaaliso caafimaadka qoyskaaga, buuggan wuxuu kuu noqon doonaa il muhiim ah oo aad ku tiirsanaan karto.
buuga oo dhameystiran:
Waa: 57 Pages
Nooca: PDF
Size: 7.09 KB
Qiimaha/Lacagta: $5