The Best Digital Product Website In Somalia
Somali Digital Product
Search
0 Wishlist
1 item $3
Menu
Somali Digital Product
1 item $3
Browse Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
“6000 Words in English to Arabic Translator Book PDF” has been added to your cart. View cart
Click to enlarge
Home Book Respiratory Disease Book Af Somali
A Beginner’s Guide For Digital Marketing Book
A Beginner’s Guide For Digital Marketing Book $7
Back to products
CHEMISTRY REVISION BOOK FORM FOUR  PDF
CHEMISTRY REVISION BOOK FORM FOUR PDF $2

Respiratory Disease Book Af Somali

$5

Hordhaca  Buuggan

Respiratory Disease Book Af Somali waa buug si faahfaahsan uga hadlaya cudurrada neef-mareenka (sanbabada iyo marinnada hawada). Waxaad ka baran doontaa noocyada cudurrada, sababaha keenaya, calaamadaha lagu garto, hababka lagu ogaado, iyo daaweynta ugu habboon. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo, taas oo ka dhigaysa mid waxtar u leh ardayda caafimaadka, xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo doonaya in uu fahmo xanuunnada neef-mareenka.

buuga oo dhameystiran:
Waa: 57 Pages
Nooca: PDF
Size: 7.09 KB
Qiimaha/Lacagta: $5

Quick Checkout
Compare
Add to wishlist
Categories: Book, Documents, PDF's Tags: cudurada neefmareeka, Respiratory Disease Book PDF Af Somali waa hagitaan dhammaystiran oo daboolaya wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato cudurada kudhaca habdhiska neef-mareenka(Respiratory Diseases), Respiratory Diseases somali
Share:
  • Description
  • Shipping & Delivery
Description

Tusmada Buuga

Hordhac (Introduction)

Cutubka 1-aad: Hordhaca ku saabsan habdhiska neef-mareenka (introduction to the respiratory system)

Cutubka 2-aad: Astaamaha guud iyo qalabka lagu garto cudurrada ku dhaca habdhiska neef-mareenka (common symptoms and diagnostic tools)

Cutubka 3-aad: Infekshanka ku dhaca marinnada sare ee neefsashada (upper respiratory tract infections (urtis)

Cutubka 4-aad Infekshanka ku dhaca marinnada hoose ee habdhiska neef-mareenka (lower respiratory tract infections (lrtis)

Cutubka 5-aad: Cudurrada daba-dheeraada ee ku dhaca habdhiska neef-mareenka (chronic respiratory diseases)

Cutubka 6-aad: Cudurrada kudhaca sambabada iyo saameynta ay ku leeyihiin deegaanka (occupational and environmental lung diseases)

Cutubka 7-aad: Xasaasiyadda ku dhacda habdhiska neef-Mareenka iyo iska caabinta ama difaaca jirka (respiratory allergies and immune conditions)

Cutubka 8-aad: Kansarka ku dhaca habdhiska neef-mareenka (respiratory cancers)

Cutubka 9-aad: Cudurrada ku dhaca habdhiska neef-mareenka carruurta iyo waayeelka (pediatric and geriatric respiratory diseases)

Cutubka 10-aad: ka hortaga, maareynta, iyo aragtida mustaqbalka ee cudurrada ku dhaca habdhiska Neef-Mareenka (prevention, management, and future outlook)

Conclusion (gabagabo)

Shipping & Delivery

Related products

Compare

Anatomy and Physiology book Af Somali

Book, Documents, PDF's
Rated 2.00 out of 5
$5
 

HORDHACA BUUGA

Buuggan waa hagaha ugu fiican ee lagu fahmo Qaab-dhismeedka iyo Shaqada Jirka Bini’aadamka iyadoo la adeegsanayo luuqadda Af-Soomaaliga. Waxaa lagu tarjumay si cilmiyeysan, iyadoo la dhowrayo erayada saxda ah ee caafimaadka, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon ardayda iyo xirfadlayaasha doonaya inay bartaan caafimaadka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 32 Pages Nooca: PDF Size: 496 KB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Barashada Asaaska java Programming Book PDF waa buug kahadlaya dhamaan Asaaska java programing  iyo sida ey ushaqeeyaan
Compare

Barashada Asaaska java Programming Book PDF

Book, Documents, PDF's
$4

HORDHACA BUUGA

Barashada Asaaska java Programming Book PDF waa buug kahadlaya dhammaan Asaaska java programing  iyo sida ey ushaqeeyaan ayaga oo faahfaahsan

buuga oo dhameystiran: Waa: 36 Pages Nooca: PDF Size: 4.46  MB Qiimaha/Lacagta: $4

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

NURSING BOOK AF SOMALI PDF

Book, Documents, PDF's
Rated 3.20 out of 5
$5

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  NURSING BOOK AF SOMALI PDF,  buugan waxaad ku barandoonta xirfadaha Nursing-ka kuwaaso  diiradda saaraya daryeelka, taageeridda, iyo caawinta bukaanka, dadka naafada ah, iyo bulshada guud ahaan. Kalkaaliyeyaasha caafimaadku (nurses) waa laf-dhabarka nidaamka daryeelka caafimaadka, iyagoo kaalin weyn ka qaata ilaalinta nolosha iyo daryeelka joogtada ah ee bukaanka.

Buuga oo dhameystiran: Waa: 138 Pages Nooca: PDF Size: 2.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

Somali to Arabic Dictionary Book pdf

Book, PDF's
$2
HORDHACA BUUGA Somali to Arabic Dictionary Book pdf waa qaamuus isku turjumaya Af-Soomaali iyo Af-Carabi.Somali to Arabic Dictionary Book waxa
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

A Beginner’s Guide For Digital Marketing Book

Book, Documents, PDF's
$7

INTRODUCTION TO THE BOOK A Beginner’s Guide For Digital Marketing Book  is a book that contains nine chapters such as Introduction to Digital Marketing, Digital Marketing Strategy, Search Engine Optimization (SEO), Social Media Marketing, Email Marketing and Affiliate Marketing. You will also learn all marketing efforts  such as search engines, social media, email, websites, and mobile apps to connect with current and prospective customers.

Complete book:

It is: 71 Pages Type: PDF Size: 1.03 MB Price/Money: $7

 
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

English to Somali Words Book pdf Af Somali

Book, Documents, PDF's
Rated 2.67 out of 5
$3
HORDHACA BUUGA English to Somali Words Book pdf Af Somali waa buug loogu talagalay barashada iyo fahamka erayada Ingiriisiga iyo
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Barashada Asaaska Computerka Book PDF
Compare

Barashada Asaaska Computerka Book PDF

Book, Documents, PDF's
$5

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  Barashada Asaaska Computerka Book PDF  waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan asaaska kompuuterka iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba  ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran: Waa: 43 Pages Nooca: PDF Size: 204 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Sold out
Compare

Electrical Installation Book AF SOMALI

Book, PDF's
Rated 2.18 out of 5
$5
Add to wishlist
Read more Quick Checkout
Quick view

About Us

We sell digital products in the form of intangible assets or pieces of media that can be sold and distributed repeatedly online without the need to replenish inventory.

Pages

  • Terms & Conditions
  • About Us
  • Privacy & Policy
  • Our Blog
  • Contact

Newsletter

Contact With Us

Facebook Linkedin Pinterest Instagram Tiktok
Copyright By © | Somali Digital Product
  • Menu
  • Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
Shopping cart
Close
Start typing to see products you are looking for.
Shop
0 Wishlist
1 item Cart
My account

WhatsApp us