Respiratory Disease Book Af Somali
$5
Hordhaca Buuggan
Respiratory Disease Book Af Somali waa buug si faahfaahsan uga hadlaya cudurrada neef-mareenka (sanbabada iyo marinnada hawada). Waxaad ka baran doontaa noocyada cudurrada, sababaha keenaya, calaamadaha lagu garto, hababka lagu ogaado, iyo daaweynta ugu habboon. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo, taas oo ka dhigaysa mid waxtar u leh ardayda caafimaadka, xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo doonaya in uu fahmo xanuunnada neef-mareenka.
buuga oo dhameystiran:
Waa: 57 Pages
Nooca: PDF
Size: 7.09 KB
Qiimaha/Lacagta: $5
Related products
Barashada Asaaska java Programming Book PDF
$4
English to Somali Words Book pdf Af Somali
Rated 2.67 out of 5
$36000 Words in English to Arabic Translator Book PDF
$3
BOOK INTRODUCTION
Master 6000 Words in English to Arabic Translator Book PDF. Ideal for students, travelers, and language learners, it provides accurate translations, practical examples, and easy-to-use vocabulary for effective communication.
Complete Book Details:
Pages: 101
Format: PDF
File Size: 3.70 MB
Price: $3
Pharmacology Book PDF Af Somali
$5
HORDHACA BUUGA
Pharmacology Book PDF Af Somali waa buug muhiim ah oo lagu sharaxayo barashada dawada, noocyada kala duwan ee daawooyinka iyo sida ay u shaqeeyaan, buugaan waxuu si gaar ah ugu qoran yahay Af-Soomaali si ardayda, kalkaaliyayaasha iyo dadka xiiseynaya aqoonta dawooyinka ay si fudud uga faa’iideystaan.
Buuggan oo dhameystiran: Waa: 104Pages Nooca: PDF Size: 1.40 MB Lacagta: $5
Barashada Asaaska Computerka Book PDF
$5
HORDHACA BUUGA
Buugaan magaciisu waa Barashada Asaaska Computerka Book PDF waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan asaaska kompuuterka iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba ka daalaco somalidigitalproduct.com
Buuga oo dhameystiran: Waa: 43 Pages Nooca: PDF Size: 204 MB Qiimaha/Lacagta: $5
BARASHADA WINDOWS 7 SHORTCUTS BOOK PDF AF SOMALI
$3
Barashada Ms-Word 2013 Book PDF AF Somali
$10
HORDHACA BUUGA
Buugan waxaa loogu talagalay inuu ku fahamsiiyo muhiimadda barashada Word 2013 iyo sababta uu uyahay mid ka mid ah aaladaha ugu caansan ee xafiisyada iyo waxbarashada. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali, taas oo fududeynaysa in si sahlan ufahmo casharrada ku jira.
buuga oo dhameystiran: Waa: 134 Pages Nooca: Read only PDF Size: 15.2 MB Qiimaha/Lacagta: $10
Windows 10 book pdf af somali
$4

