- You cannot add another "Somali to Arabic Dictionary Book pdf" to your cart. View cart
English to Somali Words Book pdf Af Somali
$3
Related products
Barashada Ms-Word 2013 Book PDF AF Somali
$10
HORDHACA BUUGA
Buugan waxaa loogu talagalay inuu ku fahamsiiyo muhiimadda barashada Word 2013 iyo sababta uu uyahay mid ka mid ah aaladaha ugu caansan ee xafiisyada iyo waxbarashada. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali, taas oo fududeynaysa in si sahlan ufahmo casharrada ku jira.
buuga oo dhameystiran: Waa: 134 Pages Nooca: Read only PDF Size: 15.2 MB Qiimaha/Lacagta: $10
Electrical Installation Book AF SOMALI
Rated 2.18 out of 5
$5Anatomy and Physiology book Af Somali
Rated 2.00 out of 5
$5HORDHACA BUUGA
Buuggan waa hagaha ugu fiican ee lagu fahmo Qaab-dhismeedka iyo Shaqada Jirka Bini’aadamka iyadoo la adeegsanayo luuqadda Af-Soomaaliga. Waxaa lagu tarjumay si cilmiyeysan, iyadoo la dhowrayo erayada saxda ah ee caafimaadka, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon ardayda iyo xirfadlayaasha doonaya inay bartaan caafimaadka.
buuga oo dhameystiran: Waa: 32 Pages Nooca: PDF Size: 496 KB Qiimaha/Lacagta: $5
NURSING BOOK AF SOMALI PDF
Rated 3.20 out of 5
$5HORDHACA BUUGA
Buugaan magaciisu waa NURSING BOOK AF SOMALI PDF, buugan waxaad ku barandoonta xirfadaha Nursing-ka kuwaaso diiradda saaraya daryeelka, taageeridda, iyo caawinta bukaanka, dadka naafada ah, iyo bulshada guud ahaan. Kalkaaliyeyaasha caafimaadku (nurses) waa laf-dhabarka nidaamka daryeelka caafimaadka, iyagoo kaalin weyn ka qaata ilaalinta nolosha iyo daryeelka joogtada ah ee bukaanka.
Buuga oo dhameystiran: Waa: 138 Pages Nooca: PDF Size: 2.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5
Nutrition Book PDF Af Somali
$4
First Aid Book PDF AF-SOMALI
$5
Usage of ChatGPT book pdf
$7
Windows 10 book pdf af somali
$4