“6000 Words in English to Arabic Translator Book – PDF Edition” has been added to your cart. View cart
Barashada Asaaska java programing Book PDF
$3
HORDHACA BUUGA
Barashada Asaaska java programing Book PDF waa buug kahadlaya dhamaan Asaaska java programing iyo sida ey ushaqeeyaan dhamaantood ayaga oo faahfaahsan
buuga oo dhameystiran:
Waa: 36 Pages
Nooca: PDF
Size: 4.46 MB
Qiimaha/Lacagta: $3
Categories: Book, Documents, PDF's
Tags: asaaska java, Barashada Asaaska java programing Book PDF, java af somali, kubaro jabva af somali, wa maxay java
Related products
Respiratory Diseases Book Af Somali PDF
$5
Hordhaca Buuggan
Buuggan respiratory diseases book waa hagitaan dhammaystiran oo daboolaya wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato cudurada kudhaca habdhiska neef-mareenka(Respiratory Diseases) laga bilaabo infekshannada caadiga ah sida neef-qabatinka (asthma) ilaa xaaladaha culus ee vusudarada ku dhaca habdhiska neef-marenka iyo talooyin ku saabsan ka hortagga cuduradadan.buugaan wuxuu ku habboonyahay ardayda, shaqaalaha caafimaadka, iyo cid kasta oo xiisaynaysa fahamka cudurrada kudhaca habdhiska neef-mareenka ,buugan wuxuu ku qoranyahay af-soomaali fudud oo la akhrin karo,haddii aad rabtid in aad barato cilmiga caafimaadka ama aad doonayso inaad ilaaliso caafimaadka qoyskaaga, buuggan wuxuu kuu noqon doonaa il muhiim ah oo aad ku tiirsanaan karto.
buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5
Pharmacology Book Af Somali Barashada Dawada
$5
Anatomy and Physiology book Af Somali
Rated 2.00 out of 5
$5
HORDHACA BUUGA
Anatomy waa barashda qaab dhiska aadanaha dhiska aadanaha waxaa uu ka kooban yahay 9 dhis oo kala ah:Reproductive system, Muscular system, Respiratory system, Digestive system, Urinary system, Glands system, Central Nervous system skeletal system, and circulatory system.
buuga oo dhameystiran: Waa: 32 Pages Nooca: PDF Size: 496 KB Qiimaha/Lacagta: $5
NOQO QORAA BOOK PDF
Rated 2.80 out of 5
$2
Nutrition BOOK PDF AF SOMALI
$4
6000 Words in English to Arabic Translator Book – PDF Edition
$3
BOOK INTRODUCTION
This book contains 6000 essential English words with their accurate Arabic translations, making it an excellent tool for language learners, travelers, students, and professionals. Each word is carefully selected and organized to improve your understanding of both English and Arabic. Whether you're a beginner or looking to strengthen your translation skills, this book offers a simple and effective way to learn.
Complete Book Details:
-
Pages: 101
-
Format: PDF
-
File Size: 3.70 MB
-
Price: $3
Microsoft Window 2006 AF-SOMALI
Rated 5.00 out of 5
$3