Anatomy and Physiology book Af Somali

$5
 

HORDHACA BUUGA

Buuggan waa hagaha ugu fiican ee lagu fahmo Qaab-dhismeedka iyo Shaqada Jirka Bini’aadamka iyadoo la adeegsanayo luuqadda Af-Soomaaliga. Waxaa lagu tarjumay si cilmiyeysan, iyadoo la dhowrayo erayada saxda ah ee caafimaadka, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon ardayda iyo xirfadlayaasha doonaya inay bartaan caafimaadka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 32 Pages Nooca: PDF Size: 496 KB Qiimaha/Lacagta: $5