Buugaan magaciisu waa Communicable disease Book AF Somali PDF, buugan waxaad ku barandoonta cudurada faafa iyo waxa sababa iyo hababka ay u faafaan, ka daalaco somalidigitalproduct.com
Buuggaan magaciisu waa Pharmacology ama barashada cilmiga dawada waxaana qoray dr cabdirashid buugaan waxaad ku baran doontaa dhamaan daawada iyo sida loo isticmaalo iyo nuucyadeeda.