Math Book Facilitator pdf

$2
CHAPTER ONE (1) Addition Add the following Numbers (Part One)   Ex1:                                   Ex2:                        Ex3: Solution                                    Solution                          Solution Exercise 1)                            2)                            3)                           4)   5)                           6)                           7)                         8) 9)                           10)                       11)                       12)   Add  the following Numbers (Part Two) Ex1:                                   Ex2:                        Ex3: Solution                                    Solution                          Solution                                                                          

NURSING BOOK AF SOMALI PDF

$5

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  NURSING BOOK AF SOMALI PDF,  buugan waxaad ku barandoonta xirfadaha Nursing-ka kuwaaso  diiradda saara daryeelka, taageeridda, iyo caawinta bukaanka, dadka naafada ah, iyo bulshada guud ahaan. Kalkaaliyeyaasha caafimaadku (nurses) waa laf-dhabarka nidaamka daryeelka caafimaadka, iyagoo kaalin weyn ka qaata ilaalinta nolosha iyo daryeelka joogtada ah ee bukaanka.

Buuga oo dhameystiran: Waa: 138 Pages Nooca: PDF Size: 2.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Nutrition BOOK PDF AF SOMALI

$4

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa Nutrition BOOK PDF AF-SOMALI ,  buugan waxaad ku barandoonta Nutrition ama nafaqada ,   ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran: Waa: 49 Pages Nooca: PDF Size: 2.12 MB Qiimaha/Lacagta: $4

Pharmacology Book Af Somali Barashada Dawada

$5

HORDHACA BUUGA

Buuggaan magaciisu waa Pharmacology ama barashada cilmiga dawada waxaana qoray  dr cabdirashid  buugaan waxaad ku baran doontaa dhamaan daawada iyo sida loo isticmaalo iyo nuucyadeeda.

Buuggan oo dhameystiran: Waa: 104Pages Nooca: PDF Size: 1.40 MB Lacagta: $5

Respiratory Diseases Book Af Somali PDF

$5

Hordhaca  Buuggan

Buuggan respiratory diseases book waa hagitaan dhammaystiran oo daboolaya wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato cudurada kudhaca habdhiska neef-mareenka(Respiratory Diseases) laga bilaabo infekshannada caadiga ah sida neef-qabatinka (asthma) ilaa xaaladaha culus ee vusudarada ku dhaca habdhiska neef-marenka iyo talooyin ku saabsan ka hortagga cuduradadan.buugaan wuxuu ku habboonyahay ardayda, shaqaalaha caafimaadka, iyo cid kasta oo xiisaynaysa fahamka cudurrada kudhaca habdhiska neef-mareenka ,buugan wuxuu ku qoranyahay af-soomaali fudud oo la akhrin karo,haddii aad rabtid in aad barato cilmiga caafimaadka ama aad doonayso inaad ilaaliso caafimaadka qoyskaaga, buuggan wuxuu kuu noqon doonaa il muhiim ah oo aad ku tiirsanaan karto.

buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5

Windows 10 book pdf af somali

$4

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  BarashadaWindows 10 book pdf,  buugan waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan Windows 10  iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba  ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran: Waa: 41 Pages Nooca: PDF Size: 529 MB Qiimaha/Lacagta: $4