English to Somali Words Book pdf Af Somali

$3
HORDHACA BUUGA English to Somali Words Book pdf Af Somali waa buug loogu talagalay barashada iyo fahamka erayada Ingiriisiga iyo

First Aid Book PDF AF-SOMALI

$5

HORDHACA BUUGA

buugan magaciisu waa First Aid Book PDF AF-SOMALI  waxaana ku baran doontaa dhamaan casharo ku saabsan gargaarka degdega ah  sida uu ushaqeeyo

buuga oo dhameystiran: Waa: 56 Pages Nooca: PDF Size: 8.12 MB Qiimaha/Lacagta: $5

NURSING BOOK AF SOMALI PDF

$5

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  NURSING BOOK AF SOMALI PDF,  buugan waxaad ku barandoonta xirfadaha Nursing-ka kuwaaso  diiradda saaraya daryeelka, taageeridda, iyo caawinta bukaanka, dadka naafada ah, iyo bulshada guud ahaan. Kalkaaliyeyaasha caafimaadku (nurses) waa laf-dhabarka nidaamka daryeelka caafimaadka, iyagoo kaalin weyn ka qaata ilaalinta nolosha iyo daryeelka joogtada ah ee bukaanka.

Buuga oo dhameystiran: Waa: 138 Pages Nooca: PDF Size: 2.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Nutrition Book PDF Af Somali

$4

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa Nutrition BOOK PDF AF-SOMALI ,  buugan waxaad ku barandoonta Nutrition ama nafaqada.

Buuga oo dhameystiran:

Waa: 49 Pages

Nooca: PDF

Size: 2.12 MB

Qiimaha/Lacagta: $4

Pharmacology Book PDF Af Somali

$5

HORDHACA BUUGA

Pharmacology Book PDF Af Somali waa buug muhiim ah oo lagu sharaxayo barashada dawada, noocyada kala duwan ee daawooyinka iyo sida ay u shaqeeyaan, buugaan waxuu si gaar ah ugu qoran yahay Af-Soomaali si ardayda, kalkaaliyayaasha iyo dadka xiiseynaya aqoonta dawooyinka ay si fudud uga faa’iideystaan.

Buuggan oo dhameystiran: Waa: 104Pages Nooca: PDF Size: 1.40 MB Lacagta: $5

Respiratory Disease Book Af Somali

$5

Hordhaca  Buuggan

Respiratory Disease Book Af Somali waa buug si faahfaahsan uga hadlaya cudurrada neef-mareenka (sanbabada iyo marinnada hawada). Waxaad ka baran doontaa noocyada cudurrada, sababaha keenaya, calaamadaha lagu garto, hababka lagu ogaado, iyo daaweynta ugu habboon. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo, taas oo ka dhigaysa mid waxtar u leh ardayda caafimaadka, xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo doonaya in uu fahmo xanuunnada neef-mareenka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5

Somali to Arabic Dictionary Book pdf

$2
HORDHACA BUUGA Somali to Arabic Dictionary Book pdf waa qaamuus isku turjumaya Af-Soomaali iyo Af-Carabi.Somali to Arabic Dictionary Book waxa

Usage of ChatGPT book pdf

$7

INTRODUCTION TO THE BOOK

This book is your complete guide to unlocking the full potential of ChatGPT, whether you’re a student, professional, teacher, entrepreneur, or simply curious about AI.

Complete book:

It is: 76 Pages Type: PDF Size: 1.13 MB Price/Money: $7

Windows 10 book pdf af somali

$4

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  BarashadaWindows 10 book pdf,  buugan waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan Windows 10  iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba  ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran:

Waa: 41 Pages

Nooca: PDF 

Size: 529 MB

Qiimaha/Lacagta: $5