Showing 13–24 of 29 results

Communicable disease Book AF Somali PDF

$3

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  Communicable disease Book AF Somali PDF,  buugan waxaad ku barandoonta cudurada faafa iyo waxa sababa iyo hababka ay u faafaan,   ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran: Waa: 22 Pages Nooca: PDF Size: 932 MB Qiimaha/Lacagta: $3

First Aid Book AF-SOMALI

$5

HORDHACA BUUGA

buugan magaciisu waa First Aid Book AF-SOMALI  waxaana ku baran doontaa dhamaan casharo ku saabsan gargaarka degdega ah  sida uu ushaqeeyo

buuga oo dhameystiran: Waa: 56 Pages Nooca: PDF Size: 8.12 MB Qiimaha/Lacagta: $5

fisigis-fasalka-kowaad 1 dugsiga-sare physics form one

$2
fisigis-fasalka-kowaad-1-dugsiga-sare-physics-form-one Af-Somali

NOQO QORAA BOOK PDF

$2

Buuggaan magaciisu waa (Noqo Qoraa) Waxaanna ugu bixiyey magacaas, markii aan arkey dhallinyaro ka wal walsan arrimaha qorista buugaagta, iyo sida ay usoo bandhigi lahaayeen hal abuurka ay leeyihiin.

NURSING BOOK AF SOMALI PDF

$5

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  NURSING BOOK AF SOMALI PDF,  buugan waxaad ku barandoonta xirfadaha Nursing-ka kuwaaso  diiradda saara daryeelka, taageeridda, iyo caawinta bukaanka, dadka naafada ah, iyo bulshada guud ahaan. Kalkaaliyeyaasha caafimaadku (nurses) waa laf-dhabarka nidaamka daryeelka caafimaadka, iyagoo kaalin weyn ka qaata ilaalinta nolosha iyo daryeelka joogtada ah ee bukaanka.

Buuga oo dhameystiran: Waa: 138 Pages Nooca: PDF Size: 2.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Nutrition BOOK PDF AF SOMALI

$4

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa Nutrition BOOK PDF AF-SOMALI ,  buugan waxaad ku barandoonta Nutrition ama nafaqada ,   ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran: Waa: 49 Pages Nooca: PDF Size: 2.12 MB Qiimaha/Lacagta: $4

Pharmacology Book Af Somali Barashada Dawada

$5

HORDHACA BUUGA

Buuggaan magaciisu waa Pharmacology ama barashada cilmiga dawada waxaana qoray  dr cabdirashid  buugaan waxaad ku baran doontaa dhamaan daawada iyo sida loo isticmaalo iyo nuucyadeeda.

Buuggan oo dhameystiran: Waa: 104Pages Nooca: PDF Size: 1.40 MB Lacagta: $5

Respiratory Diseases Book Af Somali PDF

$5

Hordhaca  Buuggan

Buuggan respiratory diseases book waa hagitaan dhammaystiran oo daboolaya wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato cudurada kudhaca habdhiska neef-mareenka(Respiratory Diseases) laga bilaabo infekshannada caadiga ah sida neef-qabatinka (asthma) ilaa xaaladaha culus ee vusudarada ku dhaca habdhiska neef-marenka iyo talooyin ku saabsan ka hortagga cuduradadan.buugaan wuxuu ku habboonyahay ardayda, shaqaalaha caafimaadka, iyo cid kasta oo xiisaynaysa fahamka cudurrada kudhaca habdhiska neef-mareenka ,buugan wuxuu ku qoranyahay af-soomaali fudud oo la akhrin karo,haddii aad rabtid in aad barato cilmiga caafimaadka ama aad doonayso inaad ilaaliso caafimaadka qoyskaaga, buuggan wuxuu kuu noqon doonaa il muhiim ah oo aad ku tiirsanaan karto.

buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5

SOM-FOOD ONLINE ORDERING SYSTEM BOOK

$5
 

HORDHACA BUUGA

Som-food online ordering system was primarily created for usage in the food delivery sector. With the help of this technology, hotels and restaurants will be able to grow their online food ordering business.

buuga oo dhameystiran: Waa: 87 Pages Nooca: PDF Size: 3.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5