“Barashada Asaaska computerka book pdf” has been added to your cart. View cart
Respiratory Diseases Book Af Somali PDF
$5
Hordhaca Buuggan
Buuggan respiratory diseases book waa hagitaan dhammaystiran oo daboolaya wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato cudurada kudhaca habdhiska neef-mareenka(Respiratory Diseases) laga bilaabo infekshannada caadiga ah sida neef-qabatinka (asthma) ilaa xaaladaha culus ee vusudarada ku dhaca habdhiska neef-marenka iyo talooyin ku saabsan ka hortagga cuduradadan.buugaan wuxuu ku habboonyahay ardayda, shaqaalaha caafimaadka, iyo cid kasta oo xiisaynaysa fahamka cudurrada kudhaca habdhiska neef-mareenka ,buugan wuxuu ku qoranyahay af-soomaali fudud oo la akhrin karo,haddii aad rabtid in aad barato cilmiga caafimaadka ama aad doonayso inaad ilaaliso caafimaadka qoyskaaga, buuggan wuxuu kuu noqon doonaa il muhiim ah oo aad ku tiirsanaan karto.
buuga oo dhameystiran:
Waa: 57 Pages
Nooca: PDF
Size: 7.09 KB
Qiimaha/Lacagta: $5
Categories: Book, Documents, PDF's
Tags: cudurada neefmareeka, Respiratory Diseases somali
Related products
First Aid Book AF-SOMALI
$5
Communicable disease Book AF Somali PDF
Rated 2.45 out of 5
$3
SOM-FOOD ONLINE ORDERING SYSTEM BOOK
$5
HORDHACA BUUGA
Som-food online ordering system was primarily created for usage in the food delivery sector. With the help of this technology, hotels and restaurants will be able to grow their online food ordering business.
buuga oo dhameystiran: Waa: 87 Pages Nooca: PDF Size: 3.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5
NURSING BOOK AF SOMALI PDF
Rated 3.25 out of 5
$5
HORDHACA BUUGA
Buugaan magaciisu waa NURSING BOOK AF SOMALI PDF, buugan waxaad ku barandoonta xirfadaha Nursing-ka kuwaaso diiradda saara daryeelka, taageeridda, iyo caawinta bukaanka, dadka naafada ah, iyo bulshada guud ahaan. Kalkaaliyeyaasha caafimaadku (nurses) waa laf-dhabarka nidaamka daryeelka caafimaadka, iyagoo kaalin weyn ka qaata ilaalinta nolosha iyo daryeelka joogtada ah ee bukaanka.
Buuga oo dhameystiran: Waa: 138 Pages Nooca: PDF Size: 2.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5
Somali to Arabic Dictionary Book pdf
$2
Barashada window 7 shortcuts book pdf af somali
$4
All Windows 7 Shortcuts Book pdf
$3
Bulugh_Al_Maram Min Adilat Al Ahkam
Rated 2.75 out of 5
$0