The Best Digital Product Website In Somalia
Somali Digital Product
Search
0 Wishlist
0 items $0
Menu
Somali Digital Product
0 items $0
Browse Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
Click to enlarge
Home Book Pharmacology Book PDF Af Somali
All Windows 7 Shortcuts Book pdf 
All Windows 7 Shortcuts Book pdf  $3
Back to products
Barashada Af Somaliga Book PDF
Barashada Af Somaliga Book PDF $4

Pharmacology Book PDF Af Somali

$5

HORDHACA BUUGA

Pharmacology Book PDF Af Somali waa buug muhiim ah oo lagu sharaxayo barashada dawada, noocyada kala duwan ee daawooyinka iyo sida ay u shaqeeyaan, buugaan waxuu si gaar ah ugu qoran yahay Af-Soomaali si ardayda, kalkaaliyayaasha iyo dadka xiiseynaya aqoonta dawooyinka ay si fudud uga faa’iideystaan.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 104Pages
Nooca: PDF
Size: 1.40 MB
Lacagta: $5

Quick Checkout
Compare
Add to wishlist
Categories: Book, Documents, PDF's Tag: Barashada Dawada
Share:
  • Description
  • Shipping & Delivery
Description

Tusmada Buuga

Cutubka 1-aad: Hordhac Guud ee Pharmacology-ga

Cutubka 2-aad: Ilaha Daawada Laga Soo Saarto (Sources of Drugs)

Cutubka 3-aad: Xanuun-Baabiyaal (Pain Killers)

Cutubka 4-aad: Daawooyinka Helmintic (Antihelminthic Drugs)

Cutubka 5-aad: Daawooyinka Duumada (Anti-Malaria Drugs)

Cutubka 6-aad: Daawooyinka Antibiotic (Antibiotics)

Cutubka 7-aad: Daawooyinka Qaaxada (Anti-Tuberculosis Drugs)

Cutubka 8-aad: Drug Class – Anti-Histamine

Cutubka 9-aad: Daawooyinka Ka Hortaga Cadaadiska Dhiigga

Cutubka 10-aad: Anti-Diabetes Mellitus Drugs

Cutubka 11-aad: Daawooyinka Ka Hortaga Kolestaroolka Sare

Cutubka 12-aad: Daawooyinka Fangaska (Fungal Infections)

Cutubka 13-aad: Daawooyinka Ka-hortagga Rheumatoid Arthritis (RA)

Cutubka 14-aad: Daawooyinka Fayraska – Topical Antiviral Drugs

Shipping & Delivery

Related products

Compare

Respiratory Disease Book Af Somali

Book, Documents, PDF's
$5

Hordhaca  Buuggan

Respiratory Disease Book Af Somali waa buug si faahfaahsan uga hadlaya cudurrada neef-mareenka (sanbabada iyo marinnada hawada). Waxaad ka baran doontaa noocyada cudurrada, sababaha keenaya, calaamadaha lagu garto, hababka lagu ogaado, iyo daaweynta ugu habboon. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo, taas oo ka dhigaysa mid waxtar u leh ardayda caafimaadka, xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo doonaya in uu fahmo xanuunnada neef-mareenka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

MS Word commands and shortcuts

Documents, PDF's
$2

introduction

MS Word commands and shortcuts covers essential MS Word commands and shortcuts to help you work faster and smarter. Learn basic and advanced functions for easy document editing.

MS Word commands and shortcuts provides a complete list of essential commands and shortcuts to improve your productivity.

page: 14 Pages type: PDF Size: 541 KB price/Lacagta: $2

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

Barashada Ms-Word 2013 Book PDF AF Somali

Book, Documents, PDF's
$5

HORDHACA BUUGA

Buugan waxaa loogu talagalay inuu ku fahamsiiyo muhiimadda barashada Word 2013 iyo sababta uu uyahay mid ka mid ah aaladaha ugu caansan ee xafiisyada iyo waxbarashada. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali, taas oo fududeynaysa in si sahlan ufahmo casharrada ku jira.

buuga oo dhameystiran: Waa: 134 Pages Nooca: Read only PDF Size: 15.2 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

Windows 10 book pdf af somali

Book, Documents, PDF's
$4

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  BarashadaWindows 10 book pdf,  buugan waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan Windows 10  iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba  ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran:

Waa: 41 Pages

Nooca: PDF 

Size: 529 MB

Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

BARASHADA WINDOWS 7 SHORTCUTS BOOK PDF AF SOMALI

Book, Documents, PDF's
$3

HORDHACA BUUGA

Barashada Windows 7 Shortcuts Book Pdf Af Somali waxaad ku  baran doontaa dhammaan windows 7 shocuts-ka iyo sida ey u shaqeeyaan iyo macluumaad ku sabaasan shortcust-ka iyo nuucyadooda.

buuga oo dhameystiran: Waa: 39 Pages Nooca: PDF Size: 1.76 MB Qiimaha/Lacagta: $3

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Sold out
Compare

Electrical Installation Book AF SOMALI

Book, PDF's
Rated 2.18 out of 5
$5
Add to wishlist
Read more Quick Checkout
Quick view
Compare

NURSING BOOK AF SOMALI PDF

Book, Documents, PDF's
Rated 3.20 out of 5
$5

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  NURSING BOOK AF SOMALI PDF,  buugan waxaad ku barandoonta xirfadaha Nursing-ka kuwaaso  diiradda saaraya daryeelka, taageeridda, iyo caawinta bukaanka, dadka naafada ah, iyo bulshada guud ahaan. Kalkaaliyeyaasha caafimaadku (nurses) waa laf-dhabarka nidaamka daryeelka caafimaadka, iyagoo kaalin weyn ka qaata ilaalinta nolosha iyo daryeelka joogtada ah ee bukaanka.

Buuga oo dhameystiran: Waa: 138 Pages Nooca: PDF Size: 2.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

First Aid Book PDF AF-SOMALI

Book, Documents, PDF's
$5

HORDHACA BUUGA

buugan magaciisu waa First Aid Book PDF AF-SOMALI  waxaana ku baran doontaa dhamaan casharo ku saabsan gargaarka degdega ah  sida uu ushaqeeyo

buuga oo dhameystiran: Waa: 56 Pages Nooca: PDF Size: 8.12 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view

About Us

We sell digital products in the form of intangible assets or pieces of media that can be sold and distributed repeatedly online without the need to replenish inventory.

Pages

  • Terms & Conditions
  • About Us
  • Privacy & Policy
  • Our Blog
  • Contact

Newsletter

Contact With Us

Facebook Linkedin Pinterest Instagram Tiktok
Copyright By © | Somali Digital Product
  • Menu
  • Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
Shopping cart
Close
Start typing to see products you are looking for.
Shop
0 Wishlist
0 items Cart
My account

WhatsApp us