The Best Digital Product Website In Somalia
Somali Digital Product
Search
0 Wishlist
1 item $4
Menu
Somali Digital Product
1 item $4
Browse Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
“Barashada Af Somaliga Book PDF” has been added to your cart. View cart
Click to enlarge
Home Book First Aid Book PDF AF-SOMALI
Anatomy and Physiology book Af Somali
Anatomy and Physiology book Af Somali $5
Back to products
Electrical Installation Book AF SOMALI
Electrical Installation Book AF SOMALI $5

First Aid Book PDF AF-SOMALI

$5

HORDHACA BUUGA

buugan magaciisu waa First Aid Book PDF AF-SOMALI  waxaana ku baran doontaa dhamaan casharo ku saabsan gargaarka degdega ah  sida uu ushaqeeyo

buuga oo dhameystiran:
Waa: 56 Pages
Nooca: PDF
Size: 8.12 MB
Qiimaha/Lacagta: $5

Quick Checkout
Compare
Add to wishlist
Categories: Book, Documents, PDF's Tags: Barashada gargaarka degdegga ah, Buug caafimaad Af Soomaali, First aid book Somali, First aid guide Af Soomaali
Share:
  • Description
  • Shipping & Delivery
Description

Tusmada Buuga

ujeedada gargaarka degdega ah

wax yaabaha shilalka keena

sida looga hortago shilalka

waa maxay heamorrhage

maxaa keena dhiiga baxa

Symptoms of hemorrhage (calaamadaha dhiig-baxa)

gargaarka dhiig-baxa (first aid for hemorrhage)

waa maxay shock(shooga)?

Symptoms of shock (calaamadaha shooga)

Drowning (hafasho  ama qarqinta biyaha)

gar gaarka hafashada

Blocking airways (xirmidda marinka hawada)

Epistaxis (nasal bleeding) – sanka gororka

gar gaarka san gororka (nasal congestion first aid)

Wounds from bullets and knives – dhaawacyada rasaasta iyo midiyaha

Fracture – laabmida lafta (jabka lafta)

Symptoms of a fracture (calaamadaha jabkniinka laftaha)

Burns (gubasho)

Poison or toxin (sumoobid ama sunta jirka saameysa)

rabie’s diseases

Eye’s diseases – cudurrada indhaha

Vital signs (calaamadaha guud ee nolosha aadanaha)

Sutures – tolmada dhaawacyada (qalabka & habka)

catheter-kateetar(tuubooyinka caafimaad ee la geliyo jirka)

Communicable diseases(infectious diseases) -cudurrada faafa ama la is qaadsiiyo

Malaria – duumada

Chemoprophylaxis – ka hortagga cudurrada iyadoo la isticmaalayo daawooyin

Diarrhea (shuban-biyood)

Syphilis (waraabowga) – cudurka galmada lagu kala qaado

typhoid (tiifow)

Jaundice hepatitis b

bacteria(bakteeriyada)

Shipping & Delivery

Related products

Compare

NURSING BOOK AF SOMALI PDF

Book, Documents, PDF's
Rated 3.20 out of 5
$5

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  NURSING BOOK AF SOMALI PDF,  buugan waxaad ku barandoonta xirfadaha Nursing-ka kuwaaso  diiradda saaraya daryeelka, taageeridda, iyo caawinta bukaanka, dadka naafada ah, iyo bulshada guud ahaan. Kalkaaliyeyaasha caafimaadku (nurses) waa laf-dhabarka nidaamka daryeelka caafimaadka, iyagoo kaalin weyn ka qaata ilaalinta nolosha iyo daryeelka joogtada ah ee bukaanka.

Buuga oo dhameystiran: Waa: 138 Pages Nooca: PDF Size: 2.16 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

All Windows 7 Shortcuts Book pdf 

Book, Documents, PDF's
Rated 1.00 out of 5
$3

INTRODUCTION TO THE BOOK Windows 7 Shortcuts Book pdf is a book that discusses all the shortcuts on the computer and how they all work in detail

Complete book: It is: 43 Pages Type: PDF Size: 1.46 MB Price: $3

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

Windows 10 book pdf af somali

Book, Documents, PDF's
$4

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa  BarashadaWindows 10 book pdf,  buugan waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan Windows 10  iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba  ka daalaco somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran:

Waa: 41 Pages

Nooca: PDF 

Size: 529 MB

Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

Usage of ChatGPT book pdf

Book, Documents, PDF's
$7

INTRODUCTION TO THE BOOK

This book is your complete guide to unlocking the full potential of ChatGPT, whether you’re a student, professional, teacher, entrepreneur, or simply curious about AI.

Complete book:

It is: 76 Pages Type: PDF Size: 1.13 MB Price/Money: $7

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

Respiratory Disease Book Af Somali

Book, Documents, PDF's
$5

Hordhaca  Buuggan

Respiratory Disease Book Af Somali waa buug si faahfaahsan uga hadlaya cudurrada neef-mareenka (sanbabada iyo marinnada hawada). Waxaad ka baran doontaa noocyada cudurrada, sababaha keenaya, calaamadaha lagu garto, hababka lagu ogaado, iyo daaweynta ugu habboon. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo, taas oo ka dhigaysa mid waxtar u leh ardayda caafimaadka, xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo doonaya in uu fahmo xanuunnada neef-mareenka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

BARASHADA WINDOWS 7 SHORTCUTS BOOK PDF AF SOMALI

Book, Documents, PDF's
$3

HORDHACA BUUGA

Barashada Windows 7 Shortcuts Book Pdf Af Somali waxaad ku  baran doontaa dhammaan windows 7 shocuts-ka iyo sida ey u shaqeeyaan iyo macluumaad ku sabaasan shortcust-ka iyo nuucyadooda.

buuga oo dhameystiran: Waa: 39 Pages Nooca: PDF Size: 1.76 MB Qiimaha/Lacagta: $3

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Sold out
Compare

Electrical Installation Book AF SOMALI

Book, PDF's
Rated 2.18 out of 5
$5
Add to wishlist
Read more Quick Checkout
Quick view
Compare

Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali

Book, Documents, PDF's
Rated 2.41 out of 5
$4

HORDHACA BUUGA

Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali waa buug waxbarasho oo si faahfaahsan uga hadlayo cudurrada faafa. Waxaa lagu sharaxayaa noocyada cudurrada, sababaha keena, astaamaha, faafitaanka iyo hababka looga hortago. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali si fudud loo fahmi karo, taasoo ka dhigaysa mid faa’iido u leh ardayda caafimaadka, macallimiinta, iyo qof kasta oo xiisaynaya fahamka cudurrada faafa iyo daryeelka caafimaadka bulshada.

Waa: 45 Pages Nooca: PDF Size: 756 KB Qiimaha/Lacagta: $4

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view

About Us

We sell digital products in the form of intangible assets or pieces of media that can be sold and distributed repeatedly online without the need to replenish inventory.

Pages

  • Terms & Conditions
  • About Us
  • Privacy & Policy
  • Our Blog
  • Contact

Newsletter

Contact With Us

Facebook Linkedin Pinterest Instagram Tiktok
Copyright By © | Somali Digital Product
  • Menu
  • Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
Shopping cart
Close
Start typing to see products you are looking for.
Shop
0 Wishlist
1 item Cart
My account

WhatsApp us