The Ultimate English 12 Tenses Book Pdf $3 Original price was: $3.$1Current price is: $1.
First Aid Book PDF AF-SOMALI $4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.
Anatomy and Physiology book Af Somali
$4 Original price was: $4.$2Current price is: $2.
HORDHACA BUUGA
Buuggan waa hagaha ugu fiican ee lagu fahmo Qaab-dhismeedka iyo Shaqada Jirka Bini’aadamka iyadoo la adeegsanayo luuqadda Af-Soomaaliga. Waxaa lagu tarjumay si cilmiyeysan, iyadoo la dhowrayo erayada saxda ah ee caafimaadka, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon ardayda iyo xirfadlayaasha doonaya inay bartaan caafimaadka.
buuga oo dhameystiran:
Waa: 32 Pages
Nooca: PDF
Size: 496 KB
Qiimaha/Lacagta: $2
Related products
Windows 10 book pdf af somali
HORDHACA BUUGA
Buugaan magaciisu waa BarashadaWindows 10 book pdf, buugan waxaad ku baran doontaa macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan Windows 10 iyo sida uu ushaqeeyo iyo qeybaha uu ka koobanyahay oo sawiro wato hadaba ka daalaco somalidigitalproduct.com
Buuga oo dhameystiran:
Waa: 41 Pages
Nooca: PDF
Size: 529 MB
Qiimaha/Lacagta: $5
Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali
Rated 2.41 out of 5
HORDHACA BUUGA
Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali waa buug waxbarasho oo si faahfaahsan uga hadlayo cudurrada faafa. Waxaa lagu sharaxayaa noocyada cudurrada, sababaha keena, astaamaha, faafitaanka iyo hababka looga hortago. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali si fudud loo fahmi karo, taasoo ka dhigaysa mid faa’iido u leh ardayda caafimaadka, macallimiinta, iyo qof kasta oo xiisaynaya fahamka cudurrada faafa iyo daryeelka caafimaadka bulshada.
Waa: 45 Pages Nooca: PDF Size: 756 KB Qiimaha/Lacagta: $4
English to Somali Words Book pdf Af Somali
Rated 2.67 out of 5
Pharmacology Book PDF Af Somali
HORDHACA BUUGA
Pharmacology Book PDF Af Somali waa buug muhiim ah oo lagu sharaxayo barashada dawada, noocyada kala duwan ee daawooyinka iyo sida ay u shaqeeyaan, buugaan waxuu si gaar ah ugu qoran yahay Af-Soomaali si ardayda, kalkaaliyayaasha iyo dadka xiiseynaya aqoonta dawooyinka ay si fudud uga faa’iideystaan.
Buuggan oo dhameystiran: Waa: 104Pages Nooca: PDF Size: 1.40 MB Lacagta: $4
Barashada Af Somaliga Book PDF
Rated 3.00 out of 5
