Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali

$4

HORDHACA BUUGA

Communicable Disease Book PDF Af-Soomaali waa buug waxbarasho oo si faahfaahsan uga hadlayo cudurrada faafa. Waxaa lagu sharaxayaa noocyada cudurrada, sababaha keena, astaamaha, faafitaanka iyo hababka looga hortago. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali si fudud loo fahmi karo, taasoo ka dhigaysa mid faa’iido u leh ardayda caafimaadka, macallimiinta, iyo qof kasta oo xiisaynaya fahamka cudurrada faafa iyo daryeelka caafimaadka bulshada.

Waa: 45 Pages Nooca: PDF Size: 756 KB Qiimaha/Lacagta: $4