Buuggan waa hagaha ugu wanaagsan ee lagu barto Erayada iyo Macnaha Luuqadda Ingiriisiga (English Vocabulary) iyadoo la adeegsanayo luuqadda Af-Soomaaliga. Waxa uu si fudud kuu barayaa erayo kala duwan oo Ingiriisi ah iyo macnahooda saxda ah ee Af-Soomaaliga, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon ardayda, macallimiinta iyo dhammaan dadka doonaya inay kordhiyaan aqoontooda luuqadda Ingiriisiga.
buuga oo dhameystiran:
Waa: 57 Pages
Nooca: PDF
Size: 1.54 MB
Qiimaha/Lacagta: $2