Showing the single result

Barashada Microsoft Excel 2013

Original price was: $5.Current price is: $3.

HORDHACA BUUGA

Buugga Barashada Microsoft Excel 2013 waa hage waxbarasho oo loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan isticmaalka Excel, laga bilaabo aasaaska ilaa hawlaha muhiimka ah ee barnaamijka excel. Waxaa loogu talagalay ardayda, macallimiinta, shaqaalaha xafiisyada, ganacsatada iyo qof kasta oo doonaya inuu kor u qaado xirfaddiisa kombiyuutarka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 132 Pages Nooca: Read only PDF Size: 20.6 MB Qiimaha/Lacagta: $5