The Best Digital Product Website In Somalia
Somali Digital Product
Search
0 Wishlist
0 items $0
Menu
Somali Digital Product
0 items $0
Browse Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
Click to enlarge
Home Book Pharmacology Book PDF Af Somali
All Windows 7 Shortcuts Book pdf 
All Windows 7 Shortcuts Book pdf  $3
Back to products
Barashada Af Somaliga Book PDF
Barashada Af Somaliga Book PDF $4

Pharmacology Book PDF Af Somali

$5

HORDHACA BUUGA

Pharmacology Book PDF Af Somali waa buug muhiim ah oo lagu sharaxayo barashada dawada, noocyada kala duwan ee daawooyinka iyo sida ay u shaqeeyaan, buugaan waxuu si gaar ah ugu qoran yahay Af-Soomaali si ardayda, kalkaaliyayaasha iyo dadka xiiseynaya aqoonta dawooyinka ay si fudud uga faa’iideystaan.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 104Pages
Nooca: PDF
Size: 1.40 MB
Lacagta: $5

Quick Checkout
Compare
Add to wishlist
Categories: Book, Documents, PDF's Tag: Barashada Dawada
Share:
  • Description
  • Shipping & Delivery
Description

Tusmada Buuga

Cutubka 1-aad: Hordhac Guud ee Pharmacology-ga

Cutubka 2-aad: Ilaha Daawada Laga Soo Saarto (Sources of Drugs)

Cutubka 3-aad: Xanuun-Baabiyaal (Pain Killers)

Cutubka 4-aad: Daawooyinka Helmintic (Antihelminthic Drugs)

Cutubka 5-aad: Daawooyinka Duumada (Anti-Malaria Drugs)

Cutubka 6-aad: Daawooyinka Antibiotic (Antibiotics)

Cutubka 7-aad: Daawooyinka Qaaxada (Anti-Tuberculosis Drugs)

Cutubka 8-aad: Drug Class – Anti-Histamine

Cutubka 9-aad: Daawooyinka Ka Hortaga Cadaadiska Dhiigga

Cutubka 10-aad: Anti-Diabetes Mellitus Drugs

Cutubka 11-aad: Daawooyinka Ka Hortaga Kolestaroolka Sare

Cutubka 12-aad: Daawooyinka Fangaska (Fungal Infections)

Cutubka 13-aad: Daawooyinka Ka-hortagga Rheumatoid Arthritis (RA)

Cutubka 14-aad: Daawooyinka Fayraska – Topical Antiviral Drugs

Shipping & Delivery

Related products

Compare

A Beginner’s Guide For Digital Marketing Book

Book, Documents, PDF's
$7

INTRODUCTION TO THE BOOK A Beginner’s Guide For Digital Marketing Book  is a book that contains nine chapters such as Introduction to Digital Marketing, Digital Marketing Strategy, Search Engine Optimization (SEO), Social Media Marketing, Email Marketing and Affiliate Marketing. You will also learn all marketing efforts  such as search engines, social media, email, websites, and mobile apps to connect with current and prospective customers.

Complete book:

It is: 71 Pages Type: PDF Size: 1.03 MB Price/Money: $7

 
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Barashada Asaaska java Programming Book PDF waa buug kahadlaya dhamaan Asaaska java programing  iyo sida ey ushaqeeyaan
Compare

Barashada Asaaska java Programming Book PDF

Book, Documents, PDF's
$4

HORDHACA BUUGA

Barashada Asaaska java Programming Book PDF waa buug kahadlaya dhammaan Asaaska java programing  iyo sida ey ushaqeeyaan ayaga oo faahfaahsan

buuga oo dhameystiran: Waa: 36 Pages Nooca: PDF Size: 4.46  MB Qiimaha/Lacagta: $4

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Barashada Af Somaliga Book PDF
Compare

Barashada Af Somaliga Book PDF

Book, Documents, PDF's
Rated 3.00 out of 5
$4

HORDHACA BUUGA

Buugaan magaciisu waa Barashada Af Somaliga Book PDF kaaaso aad  Kubaran doonto  asaaska Af Somaliga  Si fudud adigo gurigaaga jooga waxadne kasoo dalban kartaa  halkan somalidigitalproduct.com

Buuga oo dhameystiran: Waa: 48 Pages Nooca: Read only PDF Size: 2.37 MB Qiimaha/Lacagta: $4

  
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

Respiratory Disease Book Af Somali

Book, Documents, PDF's
$5

Hordhaca  Buuggan

Respiratory Disease Book Af Somali waa buug si faahfaahsan uga hadlaya cudurrada neef-mareenka (sanbabada iyo marinnada hawada). Waxaad ka baran doontaa noocyada cudurrada, sababaha keenaya, calaamadaha lagu garto, hababka lagu ogaado, iyo daaweynta ugu habboon. Buuggan waxa uu ku qoran yahay Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo, taas oo ka dhigaysa mid waxtar u leh ardayda caafimaadka, xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo doonaya in uu fahmo xanuunnada neef-mareenka.

buuga oo dhameystiran: Waa: 57 Pages Nooca: PDF Size: 7.09 KB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

English to Somali Words Book pdf Af Somali

Book, Documents, PDF's
Rated 2.67 out of 5
$3
HORDHACA BUUGA English to Somali Words Book pdf Af Somali waa buug loogu talagalay barashada iyo fahamka erayada Ingiriisiga iyo
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Sold out
Compare

Electrical Installation Book AF SOMALI

Book, PDF's
Rated 2.18 out of 5
$5
Add to wishlist
Read more Quick Checkout
Quick view
Compare

Somali to Arabic Dictionary Book pdf

Book, PDF's
$2
HORDHACA BUUGA Somali to Arabic Dictionary Book pdf waa qaamuus isku turjumaya Af-Soomaali iyo Af-Carabi.Somali to Arabic Dictionary Book waxa
Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view
Compare

First Aid Book PDF AF-SOMALI

Book, Documents, PDF's
$5

HORDHACA BUUGA

buugan magaciisu waa First Aid Book PDF AF-SOMALI  waxaana ku baran doontaa dhamaan casharo ku saabsan gargaarka degdega ah  sida uu ushaqeeyo

buuga oo dhameystiran: Waa: 56 Pages Nooca: PDF Size: 8.12 MB Qiimaha/Lacagta: $5

Add to wishlist
Add to cart Quick Checkout
Quick view

About Us

We sell digital products in the form of intangible assets or pieces of media that can be sold and distributed repeatedly online without the need to replenish inventory.

Pages

  • Terms & Conditions
  • About Us
  • Privacy & Policy
  • Our Blog
  • Contact

Newsletter

Contact With Us

Facebook Linkedin Pinterest Instagram Tiktok
Copyright By © | Somali Digital Product
  • Menu
  • Categories
  • Books
  • PDF’s
  • Documents
  • Plugins
  • Home
  • Shop
  • About us
  • Contact us
Shopping cart
Close
Start typing to see products you are looking for.
Shop
0 Wishlist
0 items Cart
My account

WhatsApp us